Warbixino Cafiimaad
Macluumaadka caafimaad oo aamin ah ku saabsan COVID-19, baaritaanka iyo tilmaamid haddii aad jiran tahay.
Symptoms
People with COVID-19 have had a wide range of symptoms – ranging from mild symptoms to severe illness. Symptoms may appear 2-14 days after exposure to the virus. Anyone can have mild to severe symptoms. Learn more about symptoms.
- Fever or chills.
- Cough.
- Shortness of breath or difficulty breathing.
- Sore throat.
- Congestion or runny nose.
- New loss of taste or smell.
- Fatigue.
- Muscle or body aches.
- Headache.
- Nausea or vomiting.
- Diarrhea.
Istaratiijiyado kala duwan ayaa lagu talinayaa si looga hortago fiditaanka COVID-19 iyo fayrasyada kale ee habneefsiga. Haddii aad leedahay calaamado, joog guriga oo markiiba is-baar. Ayey tahay in la baaro. Macluumaadka & ikhtiyaarada baaritaanka.
Hagitaanka la-cusboonaysiiyey ee marka aad jirran tahay
Joog guriga oo ka fogow dadka kale marka aad jirran tahay
Haddii aad dareento calaamadaha fayraska hab-neefsiga, guriga joog oo ka fogow dadka kale. Xidho maaskaro oo iska baar COVID-19. Hawlaha caadiga ah waa la sii wadan karaa kadib markay calaamaduhu roonaadaan ee 24 laga soo wareego qandho la'aan ama adeegsiga dawada qandhada jabisa.
5ta maalmood ee ugu horreya kadib calaamadaha, isticmaal istaraatiijiyada kahortagga si aad u joojiso fiditaanka fayraska. Qaababka loo joojiyo fiditaanka fayrasyada hab-neefsiga waxa ka mida:
- Dhammaan tallaalada oo la qaato si looga ilaaliyo dadka jirrooyin ba'an, cisbitaal dhigid iyo dhimasho. Tan waxa ku jira hargabka, COVID-19 iyo tallaalada RSV.
- Iska-baar fayrasyada hab-neefsiga.
- Xiro weji-dabool.
- Hel ikhtiyaarada daawaynta COVID.
- Ka fogow dadka kale.
- Ku-dhaqan nadaafadda suuban adiga oo daboolaya qufaca iyo hindhisada, dhaqayo gacmaha mar walba, oo nadiifinayo markasta meelaha aad taabato.
- Qaad tallaabooyinka nadiifinta hawada, sida nadiifinta hawada gudaha, hawo siinta gudaha ama isugu imaatinka dibedda.
Masks
Anyone can mask at any time. Masks filter particles and block droplets when you breathe, talk, sing, cough or exhale. Wearing a respirator or mask reduces the number of germs that you exhale into the environment around you. It's recommended that people should wear a mask if any of these apply:
- Anyone experiencing respiratory symptoms (coughing, sore throat, sneezing, etc.).
- Anyone with a positive COVID-19 test.
- Anyone at high risk for severe illness.
Masks also protect from particles like smoke, air pollution, mold and droplets from other people's breath in the air you breathe in. Masks do not filter out harmful gases and vapors such as carbon monoxide or gasoline. It is important to consider the level of filtration and fit when choosing a respirator or mask.
Mask use and effectiveness
- Recommendations on when to wear a mask - MDH
- Your guide to masks - CDC
- How to wear your N95 - CDC
COVID-19 dheer
COVID-dheer (oo sidoo kale loo yaqaan post-COVID) waa marka qofku dareemo calaamado socda afar toddobaad ama ka badan ka dib markay qaadeen fayraska COVID-19. Calaamadaha iyo astaamaha waxay noqon karaan kuwo cusub, soo noqda ama socda. Waxay socon karaan bilo waxayna u dhexeeyaan mid khafiif ah ilaa mid daran.
Yaa qaadi kara COVID dheer?
Qof kasta oo laga helay fayraska COVID-19 wuxuu karaa COVID-dheer, oo ay ku jiraan carruurtu. COVID- dheer wuxuu ku badan yahay dadka ay la kulmeen jirro daran, laakiin waxay sidoo kale ku dhici kartaa dadka aan lahayn astaamo ama calaamado fudud oo keliya. Dadka la tallaalay waxay leeyihiin halis hoose oo ah inay ku dhacaan COVID-dheer, iyadoon loo eegin marka baadhistu muujiso in fayraska laga helay.
Astaamaha
Ma jiro baaritaan lagu ogaan karo COVID dheer, markaa fahamka calaamadahaagu aad ayey muhiim u yihiin. Calaamadaha COVID dheer way kala duwan yihiin qof ilaa qof. Waxaa laga yaabaa in qof kastaa yeesho astaamo isku dhafan oo kala duwan. La hadal bixiye daryeel caafimaad haddii aadan fiicnayn oo calaamadahaagu ay carqaladeynayaan nolol maalmeedka. Maclumaad dheerad ka baro calaamadaha COVID-ka dheer.
Daawaynta iyo caawinta
Irfadlayaasha caafimaadku waxay baranayaan COVID dheer si ay si fiican u fahmaan sababta si ay u helaan daweyn waxtar leh. Haddii aad isku aragto calaamadaha COVID dheer, taageero caafimaad iyo bulsho ayaa laga yaabaa inay diyaar kuu tahay. Baro wax badan oo ku saabsan doorashooyinka taageerada COVID dheer.
Ma awoodi karo in aad shaqeeysid COVID-dheer awgeed?
MN RETAIN waa barnaamij cusub oo caawiya shaqaalaha aan u shaqayn dhaawac ama jirro dartiis. Barnaamijku wuxuu bixiyaa agab si shaqaaluhu ugu nagaadaan shaqada ama ugu soo laabtaan shaqada isla marka ay dareemaan fiicnaan.
- Wac 507-284-4537.
- Maclumaad dheraad ah ka baro mnretain.com.
- MN RETAIN flyer.
Xaashida Warfaafinta
Qodobbodan muhiim ah waxa lagu heli karaa qaab PDF ah.
Talaalada
- Talaaka COVID-19 aasaasiyaadka
- Siday u shaqeeyaa tallaallada COVID-19 (PDF)
- Sida loo isticmaalo aaladda lagu raadiyo helitaanka tallaalka Kofid-19
Tallaalada iyo carruurta
Tallaalada iyo uurka
Baadhitaanada
- Waxa aad samaynayso intaad sugayso Natiijada baaritaanka COVID-19
- Talooyin ku saabsan baarista KOFID-19
Haddii aad jirran tahay ama lagaa helay cudurka
- Ka Ag dhawaanshaha ama U baylah noqoshada COVID-19
- Karantiilka iyo Tilmaamaha Go’doominta (PDF)
- Maxaad samayn haddii aad qabto COVID-19
Daawooyinka lagu Dabiibo KOFID-19
Safar
Maaskarooyin
- Sida Qaab Amaan ah Loogu Xidho Maaskaro
- Si habboon ma u xiran tahay afsaabkaaga? (PDF)
- Face coverings/mask information and recommendations
Kahortag
Ilaha cuntada
- Kabadhada Cuntada (PDF)
- Goobaha Cuntada Bilaashka ah (PDF)
Macluumaad dheeraad
Ramadan
- Ma qaadan karaa tallaalka anigoo sooman inta lagu jiro Ramadaanka?
- Afar tallo oo sare u qaadaya Soon-qaadka
- Liiska Hubinta Ramadan iyo Safarka Cumrad
- COVID-19 Awareness Message on Ramadan
- COVID Message on Ramadan
Muuqaalo
Uurka iyo talaalka COVID-19
Fatouma, Ururka Dhaqutir ta Somaliyeed ee America
- Haddii tallaalku u fiican yahay uurka, maxaa la ii weydiinayaa haddii aan uur leeyahay rugta tallaalka?
- Haweenka uurka leh ma la tallaali karaa?
Tallaalada COVID-19 ee Carruurta
Fatouma, Ururka Dhaqutir ta Somaliyeed ee America
- Haddii caruurta yaryari aad ugu xanuunsanin COVID-19, maxay talaal u qaadanayaan?
- Sidaan u ogaan karnaa in talaalku u badqabo caruurta? Waa sidee dhibaatooyinka la iman kara muddada gaaban iyo ta dheerba?
- Waa maxay sababta ay u qaadanayso muddo dheer in la ansixiyo talaalka COVID-19 ee caruurta da’doodu ah 5-11?
- Maxaan sameeyaa haddii ilmahaygu u baahanyahay inuu guriga joogo oo madarasada ka joogo xanuun uu ku keenay talaalka COVID-19 awgeed?
Caawinta bixinta kharashka aaska COVID-19
The COVID-19 incident period ended on May 11, 2023. FEMA will continue to provide funeral assistance until Sept. 30, 2025 to those who have lost loved ones due to the pandemic.
Haddii aad bixinayso kharash ku baxaya aaska COVID-19, wakaalada FEMA waxa laga yaabaa inay ku caawiso. Waxa laga yaabaa inaad u qalanto ilaa $9,000 aaskiiba.
Si aad u dalbato
Wac kadka wakaalada FEMA Caawinta Aaska (Funeral Assistance) COVID-19 1-844-684-6333 (TTY: 800-462-7585).
- Waxaa la heli karaa laga bilaabo 8 subaxnimo ilaa 8 galabnimo
- Adeegyada luqadda ayaa la heli karaa.