The county is open for business and here to serve our community. More information
Macluumaadka Degmada Ramsey oo af Soomaali ku qoran
Ku soo dhawow macluumaadka Degmada Ramsey oo Soomaali ku qoran.
Bogagga hoose si hufan ayaa loogu tarjumay Soomaali laakiin waxa laga yaabaa inay kugu xiraan bogag kale oo macluumaadka barnaamijka ah oo Ingiriisi ku qoran. Waxa loo adeegsan karaa Google ama Bing Translator si ay otomaatig ahaan bog kasta loo tarjumo.
Goor kasta waxaan ka shaqaynaa in lagu tarjumo nuxurkii dheeraad ah af Soomaali.
Ramsey County waxay kaloo bixisaa adeegyada turjubaanka telefoonka ee gaaraya illaa 170 luqadood. Adeegyada waxaa lagu helayaa ayadoo la waco 651-266-8500 – miiska so dhowaynta ayaa kaala shaqayn doontaa sida uu/ay kuugu xiri lahayd shaqaalaha laan kasta ee degmada iyo turjubaan ku caawiya.
COVID-19
Adeegyada iyo barnaamijyada
- Ilaha ilaalinta iyo qalalaasaha
- Caawinta iyo taageero - cunto, kiro, xanaanada ilmaha, guryeyn, qoysas, caafimaadka dhimirka, shaqaalayn, askari hawlgab
- Caafimaadka iyo saxada
- Doorashooyinka iyo codeynta
- Qiimeynta hantida iyo canshuuraha
- Dibu-warshadayn iyo Qashinka
- Jidadka iyo madadaalada
- Maktabadaha
- Jardiinooyinka iyo madadaalada
- Badbaadada iyo sharciga
- Shaqada iyo fursadaha iskaa-wax-uqabsada
- Khayraadka ganacsiga
- Ku saabsan Degmada Ramsey
Xarumaha Adeegga
Xarumaha Adeegga Degmada Ramsey wuxuu ku xiraa degganayaasha adeegyo badan oo kaladuwan oo degmada ah oo ay ku jiraan caawinta qof ahaanta, fursadda ku saleysan saldhigyada shaqada kumbuyuutarka iyo sanduuqyada lagu rida dokumintiyada illaalsan.