Talaalada
Beginning of tab section with 2 tabs. Left and right arrow keys will navigate between tab navigation links.
Rugaha tallaalka bulshada ee furmi doono
Saint Paul – Caafimaadka Dadweynaha ee Degmada Ramsey iyo Iskaashatada bulshadu waxay bixiyaan rugo tallaalka COVID-19 oo bilaash ay ka helaan dadka aan caymiska lahayn ama caymiskoodu uusan buuxin. Haddii aad leedahay caymis caafimaad oo aad hesho daryeel, waxaa lagugula talinayaa inaad ka qaadato bixiyahaaga caadiga ah tallaalka COVID-19 ee la cusboonaysiiyay ama goob kale oo aqbali karta caymiska caafimaadka.
- Waxaad ka heli kartaa tallaalka la cusboonaysiiyay rug caafimaad oo kasta, xitaa haddii aad horay uga qaadatay tallaalada COVID meel kale.
- Tallaalka la cusboonaysiiyay ee 2023-2024 ayaa laga heli karaa rugahaan.
- Maaskaro ayaa lagu talinayaa.
Wac khadka talaalka Caafimaadka Dadweynaha haad su'aalo qabto: 651-266-1190 (Isniin - Jimce: 8 subaxnimo - 4:30 galabnimo).
24th Street Mall with AICS
912 E 24th St.
Minneapolis 55404
- May 4 (2:30 – 6 galabnimo)
Qiyaas kasta oo ah tallaalka Pfizer COVID ee dadka 5 sano iyo ka weyn.
Iska imaanshiyaha waa la soo dhawaynayaa.
Mexican Consulate with St. Mary’s
797 East 7th St.
Saint Paul 55106
- May 6 (9 subaxnimo - 1 galabnimo)
Qiyaas kasta oo ah tallaalka Pfizer COVID ee dadka 5 sano iyo ka weyn.
Iska imaanshiyaha waa la soo dhawaynayaa.
The Family Partnership
1527 E Lake St.
Minneapolis 55407
- May 7 (12 – 3:30 galabnimo)
Qiyaas kasta oo ah tallaalka Pfizer COVID ee dadka 12 sano iyo ka weyn. Tallaalka furuuruc daanyeerka (Mpok).
Iska imaanshiyaha waa la soo dhawaynayaa.
Mexican Consulate with St. Mary’s
797 East 7th St.
Saint Paul 55106
- May 8 (2 – 6 galabnimo)
Qiyaas kasta oo ah tallaalka Pfizer COVID ee dadka 6 bilood iyo ka weyn.
Iska imaanshiyaha waa la soo dhawaynayaa.
Camphor Church
585 Fuller Ave.
Saint Paul 55103
- May 9 (3 – 6 galabnimo)
Qiyaas kasta oo ah tallaalka Pfizer COVID ee dadka 12 sano iyo ka weyn.
Iska imaanshiyaha waa la soo dhawaynayaa.
Twin Cities Recovery with CWC
3400 E Lake St.
Minneapolis 55407
- May 10 (1 – 4 galabnimo)
Qiyaas kasta oo ah tallaalka Pfizer COVID ee dadka 12 sano iyo ka weyn.
Iska imaanshiyaha waa la soo dhawaynayaa.
Codsiyada tallaalka COVID-19 ee guriga dhexdiisa
Ballamaha guriga dhexdiisa ee tallaalka COVID-19 waxaa laga heli karaa Waaxda Caafimaadka ee Minnesota (Minnesota Department of Health). Adeegan waa loo sameeyey dadka aan si fudud uga bixi karin guriga iyo caruurta. Maclumaad dheeraad ah.
Ballan qabso
Wac 1-833-431-2053. Adeegyada luqadda ayaa diyaar ah.
- Isniin, Arbaco, Jimco: 9 subaxnimo ilaa 5 galabnimo.
- Talaado, Khamiis: 9 subaxnimo ilaa 7 galabnimo.